Omaisneuvo

omaisneuvo

Waa kuma ehel daryeelaha?

Waa kuma qofka ehelkiis daryeelaha ah?

Ehel daryeelaha waa qof daryeela xubin qoyskiisa ka mid ah ama qof kale oo ehelkiisa ah, kaasoo aan kaligiis guriga wax ku qabsan karin. Qofka la daryeelayo wuxuu noqon karaa ilmo u baahan caawimaad gaar ah, naafo ah ama qof weyn oo xanuun aad u daran qaba ama qof wayeel ah.   

Ehel daryeelaha heshiiska galay waa qof  la galay heshiiska xafiiska arrimaha bulshada ama sooshaka  in ow daryeelaayo qofka ehelkiisa ah.

arrow
Dib u noqo