Omaisneuvo

Macluumaadka la soo xiriiridda

Nagala soo xiriir

Waxqabadka talosiinta ee ururka Pääkaupunkiseudun omaishoitajat ry, waxaa uu bixiyaa hagis iyo talosiin lacag la’aan ah, taasoo loogu talaggalay dadka ehelkooda daryeelaaya ee luqadaha ajnabiga ah ku hadla, haddii loo baahdana waxaa loo qabanayaa turjubaan. 

Luqddaada hooyo ayaad ku soo qori kartaa farriinta ad annaga noo soo dirayso.  

Tuulikki Hakala 

Horumariyaha mas’uulka ka ah shaqada dadka waddanka u soo guuray 

Tuulikki.hakala(at)polli.fi 

046 922 3590 

Ururka ehel daryeelayaasha ee caasimadda iyo agagaarkeeda

Ururka Pääkaupunkiseudun omaishoitajat ry, waa urur ka shaqeeya  caawimaadda ehel daryeelaha, kaasoo ka dhisan magaalooyinka Helsinki iyo Vantaa 

Telefoon 050 551 4335

 isniin-khamiis, saacadda 9–11  

Cinwaanka: Kirstinkatu 3 ,00530 Helsinki 

arrow
Dib u noqo

Palaute

×