Omaisneuvo

omaisneuvo

Ku soo dhowoow wadahadalka!

Hagis:

  • Qaybtan qoraalka (Palsta) waxaa loogu talaggalay su’aalaha iyo wadahadalka ehel daryeelayaasha.
  • Su’aalaha waa la fiirin doonaa, waxaana laga jawaabi doonaa laba goor toddobaadkiiba.
  • Marka aan farriinta ku soo qorayno qaybta qoraalka, waa inaan isxitiraamnaa.
  • Farriimaha aan munaasabka ahayn waxaa meesha ka saaraaya cidda qaabilsan ka warqabka qaybtan qoraalka. Waxyaabaha aan la oggolayn waxaa ka mid ah (swaxyaabaha mamnuuca ah- adeegyada xayaysiinta, aragtiyada diimeed iyo kuwa siyaasadda; xadgudubyada ka dhanka ah shakhsiyaadka ama kooxaha)
  • Ilaali farriimaha gaarka ah ee adiga iyo qofka aad daryeeleyso. Codsiyada talosiinta shakhsiyadeed: soma.omaisneuvo[at]polli.fi

Waxaan si wadajir ah u samaynaynaa qayb qoraaleed wanaagsan oo faa’iido leh!